Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

  Tuesday April 22, 2008

Tacsi: Sheekh Cabdinaasir Sh. Adan-yare.

Dadka kala ah:

1.Axmed Cumar Xasan (Jaqjaqaani)
2.Cabdi Yusuf Cagalaab
3. Xayi Yusuf
4.Cismaan Xusseen Cabdi
5.Cabdikhadar Suldaan Cali Saafi
6.Cabbas Xaaji
7.Maxamed Cali Mahdi

Dhamaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Allaha u naxariistee Sheekh Cabdinaasir Sh. Adan-yare oo dhawaan ku geeriyoodey magaalada Jig-jiga ee simaamulka Soomaalida Itoobiya, allaha u naxiirtee Sh. Cabdinaasir waxaa uu ahaa guddoomiyihii ururkii xoreynta Soomaali galbeed ee loo yaqaaney WSLF oo uu hogaaminayey sanadihii 1982 kii ilaa 1991kii.

waxaa Allah looga baryayaa inuu janadii ka waraabiyo qeyskiisana uu samir ka siiyo Aamiin, Aamiin......


  

 

© RSTV 2008. All Rights Reserved