Dad Soomaali ah oo meydadkooda laga helay xeebaha dalka Yaman ka dib
markii si qasab ah looga daadiyey doonidii ay la socdee
May 10, 06
Wasiirada arimaha dibada Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay
Adis ababa. May 10, 06
Xubin ka tirsan isbahaysga oo lagu weeraray isgoyska Km4 iyo dagaalkii
Muqdisho oo galay maalintii 3-aad.
May 10, 06
Madaxwayne Soomaaliya oo gaaray
Liibiya.May 9,06
Isbahaysiga Sanca
oo ka dalbaday golaha amaanka in uu qaado xayiraada hubka ee ee saaran
Somaliya.
Shirka Oday Dhaqamedyada Somaligalbee (Ogadenya) iyo Jaaliyadda Minnesota
Wasiirada arimaha
dibada isbahaysiga Sanca oo haatan kulan uu uga socdo magaalada Sanca oo
maanta kulankooda soo afmeeraya. May 4,06
Maareeye oo beeniyey in
dowlada federaalka ay lacago been abuur ah kala soo degtay magaalada
Boosaaso. May 4,06
Geedi oo dib ugu
soo laabtay magaalada Baydhabo.
May 4,06
Raisaal wasaare Geedi
iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Nairobi.
May 1,06
Ergeyga Qm u qaabilsan
howlaha biniaaadminimo ee geeska Afrika oo maanta Baydhabo kula kulmay
madaxda dowlada. May 1,06
Ra’isalwasaaraha
Somaaliya oo maanta warbixin u gudbiyey golaha baarlamaanka.
May 1,06
Bare
Hiiraale oo maanta shir jaraa’id uu kaga warbixinayey safar uu Nairobi ku
tagay ku qabtay Kismayo. May 1,06
Geedi oo loogu
yeeray kasoo qeybgalka kulan maalinta bari ah ay yeelan doonaan mudanayaasha
barlamaanka. April 30,06
Ciidamada
Maariiniska Mareykanka ee xeebaha Soomaaliya ku sugan oo gacanta ku dhigay
dooni kalluumeysato Soomaali ah ay wateen. April
30,06
Mwai Kipaki oo dalbaday in
lasoo afjaro xiisadaha colaadeed ee ka jira wadanka Soomaaliya.
April 30,06
Bisha Cas ee
Sacuudiga iyo WHO oo ka wada hadlay sidii loo dardargelin lahaa ololaha
kaalmada loogu fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay waxyeeleysay musiibadii
Tsunami . April 30,06
Barlamaanka Talyaaniga ayaa
ku fashilmey inay doortaan Af-hayeen.
Isbahaysiga la
dagaalanka argagixisada iyo maxkamada islaamiga oo soo dhaweeyey dadaalada
la doonayo in qaboojiyo xiisada labada dhinac ka dhaxaysa.
April 29,06
Toban dhalinyaro
oo horey ciidanka Maariiniska Mareykanka ay uga qabteen xeebaha Soomaaliya
oo maanta Muqdisho soo gaaray. April
29,06
Dowlada Kenya oo
xaqiijisay afduubka dooni shalay lagu afduubtay xeebta Baraawe.
April 29,06
Wufuud caalami ah
oo soo gaaray Baydhabo isla markaana ka qeybgalay xaflad si hersare ah loo
soo agasimay oo lagu April
29,06
Dooni ganacsi oo u
rarneyd ganacsato Soomaali ah oo maanta laga afduubtay xeebta degmada
Baraawe ee gobolka..April 28,06
Roobab sababay dhimasho
iyo dhaawac oo ka da’ay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
April 28,06
Dadka reer
Muqdisho oo walwal ka muujiyey dayuurad jabaq badan oo habeenka sadqii dhexe
dul heehaabta hawada.. April 27,06
Maleeshiyooyin taabacsan
wasiirka ganacsiga oo dhibaatooyin ka geysanaya xaafada Faanoole ee degmada
Ka..April 27,06
Isu soo bax lagu
taageerayey in dowlada ay xarun ka dhigato magaalada Baydhabo oo maanta
magaaladaasi ka dhacay. April 27,06
Gudoomiyaha
haatan ee gobolka Bay oo shaaca ka qaaday in uu u sharaxan yahay xilka
g/nimada gobolka bay. April 27,06
Salad Cali
jeelle oo shaaca ka qaaday in Somaliland iyo Puntland loo samayn doono
maamul goboleedyo hoos imaada..April
27,06
Golaha wasiirada oo
maanta kulan ku yeeshay xarun u gaar ah oo uu ka samaystay magaalada
Baydhabo.
April 26,06
Saraakiil uu
tababar ugu soo dhamaaday kuliyada Carmo oo maanta soo gaaray magaalada
Baydhabo.
April 26,06
Isbahaysiga la
dagaalanka argagixisada oo la wareegay gacan ku heynta dugsigii Hoose/Dhexe
ee xaafada Godey.. April 26,06
Wasiirka difaaca ee
Mareykanka ayaa booqasho kadis ah ku tagey Baqdaad.
April 26,06

Golaha
wasiirada dowlada federaalka oo maanta ansixiyey xarun cusub oo uu ku
shirayo golaha wasiirada.
April 25,06
Afhayeenka isbahaysiga
soo celinta nabada iyo la dagaalanka argagixisada oo ka hadlay kulan
magaalada jowhar ku dhex maray saraakiil....April
25,06
Qaraxo ay dad
badani ku dhinteen ayaa ka dhacey waddanka Masar.
April 25,06
Ciidamo
taageersan Maxkamadaha islaamiga Muqdisho oo fariisin ciidan ka sameystay
qeybo ka mid ah degmada kaaraan.
April 24,06
Isbaheysiga SNA oo ku
guuleystay in uu kala qaado Maleeshiyaadkii shalay ku dagaallamay degmada
Xamarweyne. April 24,06
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka codsaday dowlada Ingiriiska ay qeybteeda
qaadato dadaalada la doonayo in lagu qaado..
April 23,06
Dagaal maanta ka
dhacay Xamarweyne iyo wax garadka deegaankaasi oo codsaday in dagaalada la
joojiyo.
April 23,06
Baydhabo oo noqotay
xarunta kmg ah ee dowlada federaalka.
April 22,06
Maslax Sheekh
Cali Dheere oo lasii daayey xili Muqdisho uu afduub kale xalay ka dhacay.
April 22,06
Iska hor imaad
hubeysan oo ka dhacay xaafada Afarta Derjiino ee Muqdisho.
April 22,06
Haweeney
China u dhalatey oo ku Qeylisay Madaxweyne Bush iyo Madaxweynaha Shiinaha Hu
Jintao mar ay warbaahinta la..April
22,06

Ciidamada badda
ee Yaman oo dilay burcad badeed Soomaali ah isla markaana gacanta kudhigay
12 kale.
April 21,06
Murankii ka taagnaa
cidii la wareegi lahayd kursigii uu ka dhintay gen Gaani oo xal loo helay.
April 21,06
Dowlada Mareykanka
oo ugu baaqday dhinacyada isku haya magaalada Muqdisho in ay joojiyaan
xiisadaha colaadeed ee ay wadaan.
April 20,06
Caamir Muusa oo
dalbaday in gurmad deg deg ah loo fidiyo dadka abaartu ku heyso Soomaaliya.
April 20,06
Af-hayeenkii
Aqalka Cad ee Mareykanka aya iska casiley shaqadii.
April 19,06
Golaha kacdoonka
difaaca diinta iyo dalka oo maanta soo bandhigat Asnaam iyo Qamri laga soo
helay xarumo ay horey....April 19,06
Golaha wasiirada
Soomaaliya oo maanta kulan xaalada Muqdisho looga hadlayo ku yeeshay
magaalada Baydhabo. April 19,06
Kooxo dablay oo
aan heybtooda la garan oo maanta 3 ruux ku dilay Suuqa Weyn ee bakaaraha. April 19,06
Israsaaseyn dad ay ku
dhinteen oo ka dhacday maanta magaalada Kismayo.
April 19,06

Mareykanka oo
beeniyey war dhawaan kasoo yeeray Ra’isalwasaare Geedi oo ku aadanaa in
dowlada kmg ah ay kula heshii...April 19,06

Hogaamiyaha Shiinaha ayaa
booqasho ku jooga dalka Mareykanka April 19,06

Madaxweynaha Soomaaliya
oo socdaal caafimaad ugu duulay magaalada London
April 17,06
Bashiir Raage iyo
Ciise Cisman oo xubno ka ah isbahaysiga la dagaalanka argagixisada oo maanta
ma...
April 17,06
Isbahaysiga
argagixiso la dirirka oo kulan saacado dheer qaatay ka dib isku waafaqay in
Cabdi Qeybdiid lagu soo biiriyo xubnaha isbahaysigaasi.
April 16,06
Wafdi uu horkacayo
madaxweyne C/laahi Yuusuf oo galabta ka ambabaxay magaalada Baydhabo ayagoo
u kicitimay magaalada Nairobi. April
16,06
Hogaamiyaasha dowlada federaalka oo maanta warbixino siiyey golaha
baarlamaanka. April 16,06
Safiirkii Soomaaliya
ee wadanka Jabuuti oo xalay geeriyooday.
April 16,06
Barre Hirale oo gaaray magaalada Nairobi,
April 16,06
Tirintii Waraqaha
dorashada Talyaaniga oo Rajo xumo u Muujisey Silvio Berlusconi. April 15,06
Wafdi wasiiro
iyo xildhibaano isugu jira oo ka yimid gobolada dhexe oo maanta Baydhabo soo
gaaray.
April 15,06
Prof.Cali
Maxamed Geeddi uu ku fool leeyahay Toddobaadkani gudahiisa Degmada Jowhar oo
horey halkaasi xarun ugu aheyd. April, 15,06
Geedi iyo Shariifka oo
maanta ka qeyb galay dibad bax ballaaran oo ka dhacay magaalada Baydhabo.
April 15,06
Dibad bax ballaaran oo
looga cabanayey amni darida gobolka Hiiraan oo maanta ka dhacay Baladweyn.
April 15,06
Dowlada
federaalka oo ka hadashay afduub maalintii afaraad magaalada Muqdisho loogu
heysto wiil uu dhalay dallada culimada
April 15,06
Col.
Barre Hiiraale oo lagu eedeeyay in weerar uu ku yahay degmada Bu’aale
April 14,06
Dablay afduub u
heysata wiil uu dhalay gudoomiyaha dalada muslimiinta wadanka Soomaaliya oo
dalbaday madax furasho lacageed oo gaareysa 12 kun oo doolar. April 14,06
Kooxo burcad ah oo doon
ganacsi ku afduubtay xeebaha Muqdisho.
April 14,06
Museveni oo
ugu baaqay Qaramada midoobay in ay qaaxayiraada hubka ee saaran Soomaaliya
si nabada Soomaaliya loo soo celiyo.
April 13,06
Maleeshiyooyinka xaafada Barmuuda gacanta ku haya oo sheegay in waddada Maka
Almukaramah aysan adeegsan karin ciidamada isbahaysiga la dagaalanka
argagixisada. April 13,06
Ciidamo fara
badan oo ku hubeysan gawaarida dagaalka oo uu leeyahay m/weynaha dowlada kmg
ah ee Soomaaliya oo Baydhabo soo gaaray. April
13,06
Cali Khaliif
Galayr oo ku tilmaamay dagaaladii Muqdisho ka dhacay ee dhex maray
isbahaysiga la dagaalanka argagixisada iyo maxkamada islaamiga ah
dagaalo beeleed.
April 13,06
Maalinta aasaaska ciidanka
xoogga Soomaaliyeed ee 12ka April oo si weyn Soomaaliya looga xusay.
April 12,06
Ra'iisal wasaare
Geedi oo dib ugu soo laabtay Baydhabo.
April 12,06
Maleeshiyooyin
hor leh oo taabacsan madaxweynaha Soomaaliya oo wata gawaari dagaal oo Xudur
soo gaaray. April 12,06
Golaha
wasiirada Soomaaliya oo isku raacay in dayactir xoogan lagu sameeyo
cusbitaalka guud ee magalada Baydhabo
April 11,06
Guddoomiyaha
Shabeelada dhexe Maxamed Dheere oo Jowhar dib ugu soo laabtay.
April 11,06
Ra’isulwasaare Cali
Maxamed Geedi oo kulan la qaatay odayaal iyo waxgarad ku sugan Nairobi
April 11,06
Sarkaal ka tirsan
Hay’ada DBG oo xalay lagu dilay inta u dhaxeysa Deegaanka Xaramka iyo
Degmadka Jilib. April 11,06
Barvez
Musharaf iyo Cali Cabdalla Saalax oo si weyn u falanqeeyey arimaha
Soomaaliya. April 10,06
Kulan baarlamaanada
wadamada muslimiinta uga furmay Istanbuul oo arimaha Soomaaliya lagu soo
qaadi doono. April 10,06
Isbahaysiga la dagaalanka
argagixisada oo iska fogeeyey in uu lug ku leeyahay waraaqihii Muqdisho lagu
daadiyey. April 10,06
Haweenka Soomaaliyeed
iyo Fanaaniinta Ottawa oo xaflad u sameeyey Fannaanadda weyn ee Hibo Nuura.
April 10,06
Yuweri Museveni oo ka
digay xaalada nabadgelyo ee Soomaaliya hadii aan la taageerin qorshaha ay
ciidamo ugu dirayaan Soomaaliya. April 9,06
Dablay heysata
markabka laga leeyahay Koonfur Kuuriya oo sheegtay in maxkamad ay saareyso
shaqaalaha markabkaasi saaran dhawaan. April 9,06
Midowga maxaakiimta
islaamiga ee gobolka Banaadir oo iska fogeeyey in wax lug ah ay ku leeyihiin
waraaqo xalay lagu daadiyey Muqdisho.
April 9,06
Kulan looga hadlayey
nabadgelyada Baydhabo oo maanta halkaasi ka dhacay &qeybtii ka hartay
...
April 9,06
Maleeshiyaad
ilaalo u noqoneysa madaxda sar sare ee dowlada oo maanta tababar ciidan
loogu qaaday dalka Kenya April 8,06
Shariif Xasan oo dib
ugu soo laabtay magaalada Baydhabo.
April 8,06
Xoghaya guud ee jaamacada
carabta oo ugu baaqay mas'uuliyiinta dowlada kmg ah ee Soomaaliya in ay xil
iska saaraan.. April 8,06
Burcad badeedii
Soomaalida ahayd ee xeebaha Soomaaliya ku qafaalatay markab laga leeyahay
South Korea oo....April 8,06
Madaxweynayaasha Shiinaha iyo Yaman oo si weyn u gorfeeyey arimaha
Soomaaliya. April 7,06
Barre
Hiiraale iyo saraakiil sar sare oo maamulkiisa ka tisran oo ka badbaaday
isku day dil. April 7,06
Madaxweynaha
Soomaaliya oo Baydhabo dib ugu soo laabtay.
April 7,06
Wax
garadka iyo odayaasha dhaqanka oo ugu baaqay Bootaan Ciise inuu isaga
baxo isbahaysiga la dagaalanka argagixisada iyo midowga.
April 7,06
Waxaa socda
qorshe ah sidii ciidan gaaraya 500 Askari oo nabad gelyada ah logu sameyn
lahaa Bayddhabo
April 7,06
Wasaarada gaashaandhiga
oo usoo bandhigtay golaha wasiirada qorshe dawladu ay kuu ciidamaynayso 12
kun oo askari. April 6,06
Wasiirka
arimaha dibada oo sheegay in wafdi ballaaran oo ay hogaaminayaan 3-da
msa'uul ee ugu sareysa dowlada Soomaaliya ay booqasho ku iman doonaan
Imaaraadka. April6,06
Maxamed Dheere oo
gaaray Nairobi. April6,06
Guddi
madaxweynaha Soomaaliya uu u xilsaaray daminta xiisad ka taagnayd Waajid oo
ku arinkaa ku guuleystay. April 5,06
Qaramada midoobay oo ka
digtay in dowladda Soomaaliya ay bur buri doonto haddii aysan deeq
bixiyeyaasha bixin lacagaha wax looga qabanayo arrimaha Soomaaliya.
April 5,06
Markab laga
leeyahay Koonfurta Korea oo laga Af duubtey Badda Soomaaliya
April 5,06
Guddoomiyaha Baarlamaan Sooomaaliya Shariif Xasan oo gaaray magaalada
Nairobi.
April 4,06
Golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magalada baydhab.
April 4,06
Roobaabkii Xiliga Go'ga oo Ka Curtay Dagaano ay Abaaro Ba'an ay ka jireen
April 4,06
Isbahaysiga dooxada Jubba oo dib shaqada ugu soo celiyey gudoomiyihii
degmada Kismayo iyo ku xigeenkiisa. April 4,06
Maxamed
Dheere iyo dowlada kmg ah oo heshiis buuxa kala saxiixday ayadoo Maxamed
Dheere uu sheegay in dowlada ay dib ugu soo laaban karto Jowhar. April
3,06
Caamir Muusa
oo si cad u weeraray hogaamiye kooxeedyada Soomaalida.
April 3,06
Maxamed Cumar Xabeeb
Ayaa ku soo laabtey Jowhar
April.2,06
Masuuliyiin Ameerikaan ah iyo kuwa kale oo Soomaali ah oo kulamo ay uga
socdaan magaalada Nairobi. April 2,06
Golaha Baarlamanka oo maanta dhameystiray dhagaysiga warbixinada ay soo
diyaariyeen gudiyada Baarlamaanka.
April 2,06
Iska hor imaad
dad ay ku dhinteen oo maanta ka dhacay magaalada Kismayo.
April 2,06
Maleeshiyooyin
maanta is hortaag ku sameeyey kulankii golaha wasiirada.
April.1,06
Dad ku dhintay
xiisada ka dillaacay gobolka Jubada dhexe.
April 1,06
Maleeshiyooyinka
ganacsade Ilqeyte oo maanta dad ku laayey isgoyska KM4.
April1,06
QM oo shegtay in bil walba
Soomaaliya ay ugu geeriyoonayaan toban kun oo ruux gaajo darted haddii aan
laga hortagin. April.1,06
Madaxweynaha Soomaaliya
oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo & Geedi iyo Maxamed Dheere oo..Mar.31,06
Soomaalida ku nool
Koonfurta Afrika oo markii ugu horeysay Muddo dheer kadib la siiyey
sharci dalkaasi ay ku joogaan. Mar.31,06
Dhul gariir xoogleh oo
dad ku dhintey ayaa ka dhacey dalka Iiraan.
Mar.31,06
Gabar
Wariye ah oo Mareykan ah ayey sii daayeen dadkii qafaashey
Maxamed Dheere
oo gaaray magaalada Adis ababa.
Maleeshiyooyin ay leeyihiin 3-da hogaamiye ee ugu sareysa dowlada oo dhawaan
dalka dibadiisa tababar loogu qaadayo.
Mar.30,06
Burcad badeed Soomaali
ah oo markab shidaal ka qafaalatay xeebaha u dhaxeeye Banaadir iyo Galgaduud.
Mar.30,06
Guddiga gurmadka
abaaraya oo ka deeriyay Xaalada Nololeed ee qaar kamid ah Tuuloooyinka hoos
taga Gobolka Shabeellaha hoose.
Mar.30,06
Golaha
deegaanka gobolka Banaadir oo maanta doortay gudoomiyaha gobolka banaadir.
Mar. 29,06
Maxamed Dheere
oo maanta socdaal deg deg ah ugu kicitimay magaalada Nairobi.
Mar. 29,06
Barre Hiiraale iyo
xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar oo kusii jeeda magaalada Baydhabo.
Mar. 29,06
Midowga
Yurub oo isgarab taagtey Soomalia si ay uga baxdo Colaadda iyo Burburka
Mar.29,06
Soomaaliya iyo midowga
Yurub oo heshiis dhinacyo badan taabanaya kala saxiixday.
Mar.28,06
Maxaakiimta
islaamiga ah oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay sii wadaan difaaca
diintooda. Mar.28,06
Shirka madaxda Jaamacadda
Carabta ayaa ka furmay Khartuum
Mar.28,06
Kenya ayaa ku
dhawaaqday in Qaxooti Cusub oo Soomaali ahi ay dalkeeda soo galeen.
Mar.28,06
Guddi dhexdhexaadin
ka dhexilaabay dhinacyada ku dagaalamaysa Muqdisho oo maanta sheegay in
labada dhinac ee dagaalamysa ay ka ogoladen in la dhexdhexadiyo.
Mar.26,06
Maxamed Dheere
oo dib usoo habaynaya ciidamadiisa ka dib markii lagu habiyey dagaalkii
Muqdisho. Mar.26,06
Shirkadda
Banaadir oo maanta saxafiyiinta Muqdisho soo tusiyey goobihii ay shalay la
wareegeen ciidankooda Mar.26,06
Nin
hubeysan ayaa ku diley Lix qof Magaalada Seattle kaasi oo isaguna is diley
markii dambe.
Mar.26,06
Golaha
baarlamaanka oo maanta si buuxda ku ansixiyey gudoomiyaasha iyo xogheynta 14-ka
guddi ee baarlamaanka. Mar.25,06
Ciidamada
maxaakiimta islaamiga ah iyo kuwa ganacsade Abuukar Cumar Caddaan oo la
wareegay Mar.25,06
Guddiga
Gurmadka Abaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ka gudoomay Maamulka iyo
Shacabka Reer Puntland
Mar.25,06
Madaxweyne Yuusuf oo gaaray
magaalada Waajid. Mar.24,06
Saraakiil
isbahaysiga ka tirsan oo u dhaawacantay dagaalka ka socda duleedka Muqdisho
oo loo qaaday cusbital dalka dibadiisa ku yaalla.
Mar.24,06
Muuse Suudi iyo odayaal
beeshiisa ka tirsan oo isku mari waayey gacan siinta Bashiir Raage.
Mar.24,06
Shariif
Xassan oo galabta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo .
Mar.23,06
Sarkaal booliska ka tirsan
iyo ganacsade maanta lagu dilay Muqdisho.
Mar.23,06
Bashiir Raage iyo
Muuse Suudi oo kulan albaabada ay u xiranyihiin oo xassaasi ah yeeshay.
Mar.23,06
Gabar Duuliye ahayd oo
Labada Lugood kaga go'een Dagaalkii Ciraaq ayaa u tartameysa Aqalka
Corgareeska ee Mareykanka. Mar.23,06
Wasiirka arrimaha
dibada Soomaaliya oo wadamada carabta oo baaq u jeediyey
Mar.22,06
Dagaal qaraar oo
maanta ka dhacay duleedka Muqdisho.
Mar.22,06
Mareykanka oo
ku howlan sidii maxkamad uu usoo taagi lahaa burcadii Sabtidii lagu
qabqabtay xeebaha Soomaaliya. Mar.22,06
C/laahi Yuusuf oo
maanta dib ugu soo laabtay Baydhabo.
Mar.21,06
Madaxweynaha Ruushka
ayaa Booqanaya Dalweynaha Shiinaha. Mar.21,06
Hogaamiyaasha wadamada
IGAD oo maanta shir uu uga furmay Nairobi.
Mar.20,06
Xubnaha
baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ay baydhabo ku yeesheen ku kala
dareeray Mar.20,06
Kalfadhigii
baarlamanka dowladda FKMG ee maanta oo aan wax go'aan ahi kasoo bixin.
Mar.19,06
Kulankii ay yeeesheeen
isbaheysiga ladagaallanka Argagixisad oo lagu magcaabay Afhayeen.
Mar.19,06
Marakiibta Dagaalka ee Mareykanka ee Joogta Bariga Afrika ayaa dagaal la
galey Burcad Badeed Soomaali ah
Hal qof ayaa ku
dhintey Masar iyadoo laga cabsi qabi inuu diley Hargabka Shimbiraha
Mar.19,06
Kulanka
baarlamaanka oo maanta mar kale ka furmay magaalada Baydhabo.
Mar.18,06
Xiisad colaadeed
oo kasoo cusboonaatay degmada Buuloburde.
Mar.18,06
Wasiirka beeraha
Soomaaliya oo kulan la qaatay ra'isulwasaaraha Yaman.
Mar.18,06
Liberia ayaa ka codsatey
Nigeriya in ay u soo Gacan geliso Charles Taylor
Mar.18,06
Saraakiil
midoga afrika iyo dowlada Itoobiya ka tirsan oo ku sugan magaalada Jowhar
soo gaaray. Mar.16,06
Prof Cali Maxamed Geedi oo
gelinkii danbe ee maanta gaaray magaalada Nairobi.
Mar.16,06
Waxaa geeriyoodey Boqor
Maxamuud Boqor Muuse Mar.16,06
Dacwad ku saabsan
fadeexaddii Goldenberg oo ka bilaabaneysa waddanka Kenya
Mar.16,06
WFP oo sheegtay in cunada
au ka yareyso qaxootiga Soomaalida iyo Sudaneska ee wadanka kenya ku sugan.
Mar.15,06
Maamulka Gobalka Sh/Dhexe ayaa sheegay iney lacago Deyn ah kala tagtay
Dowlada FS Gobalka Sh/Dhexe. Mar.15,06
Bootaan oo sheegay in
Baydhabo ay tagayaan haddii Muqdisho ay ka ciribtiraan argagixisada.
Mar.15,06
Wadaad Muqdisho lagu
qafaashay oo lasii daayay.
Mar.15,06
Maxamed
Dheere: meelaha aan ka talino lagama taageeraayo dowlada kmg ah ee
Soomaaliya Mar.14,06
Madaxweynaha Liberia Ayaa
Booqasho ku imaan Doonta Mareykanka Mar.14,06
Afhayeenka
baarlamaanka oo maanta dib u dhigay mare kale kalfadhigii barlma.
Mar.12,06
Yuusuf Dabageed oo
maanta la wareegay gacan ku heynta degmada Buulo Burde.
Mar.12,06
Gudiga gurmadka abaaraha oo
maanmta qabtay shir jaraa'id uu kaga hadlayo xaalada gobolo kormeer..
Mar.12,06
Milosevic
ninkii ugu Madax adkaa Yurubta Maanta ayaa ku geerooyadey Xabsigii uu ku
xirnaa.
Golaha wasiirada dowlada
kmg ah ee Soomaaliya oo maanta kulankii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada
Baydhabo.
Mar.11,06
Wasiirka
gaashaandhiga dowlada kmg ah ee Soomaaliya oo beeniyey wararka sheegaya in
ciidamada ku xareysan xerada Ceel Gaal loo wareejin doono Baydhabo.
Mar.11,06
Bare Hirale iyo Col
Cabdi Cigal oo maanta heshiis ku gaaray magaalada Kismayo.Mar.11,06
Xildhibaano Baydhabo
maanta soo gaaray iyadoo kuwa kalena oo ka ambabaxeen.
Mar.11,06
India
oo ku hanjabtay tallaab militari in ay qaadeyso haddi au guul dareystaan
wadahadalada la doonayo in lagu soo daayo markab
Mar.10,06
Qiimaha
Saliidda ayaa wax yar hoos u dhacey marka loo eego todabaadkii hore.
Mar.10,06
Shirkaddii laga lahaa
Dubai ee la wareegi lahayd qaar ka mid ah Dekadaha Mareykanka ayaa ka
noqotey heshiiskii. Mar.9,06
Seeraar oo Galaal oo
walwal ballaaran ka muujiyey isbahaysiga la dagaalanka
argagixisada ee dhawaan Muqdisho looga
Mar.8,06
Kulan arimaha
argagixisada looga hadlayo oo dhawaan Jowhar ka dhici doona.
Baarlamaanka Soomaaliya oo
maanta go'aano soo saaray.
Wasiir ku xigeenka arrimaha
dibada Kenya oo manata ka qeyb galay kalfadhigii mudanayaasha baarlamaanka
Soomaalida ay ku yeesheen Baydhabo. Mar.8,06
Maleeshiyooyinkii Daynuunay lagu xareeyey oo mushaaraad loo qeybiyey.
Mar.7,06
Wafdi kasocda Beesha
Caalamka oo Maanta Baydhabo gaaray. Mar.7,06
Xarunta Ibnu Baaz ee Magalada
Muqdisho oo Maanta Deeq lacageed Guddoonsiiyay Guddiga Gurmadka
Abaaraha.
Mar.7,06
Maleeshiyaad cusub oo
caawa markii ugu horeysay seexanaya xerada Daynuunaay ee duleedka Baydhabo
Mar.6,06
Golaha baarlamaanka
Soomaaliya oo ansixiyey Guddi hoosaadyada Barl.
Mar.6,06
Sheekh Xassan Daahir
Aweys oo ku hanjabay in aynan taageero u fidineynin dowlada kmg haddii ay
garab marto shareecada Mar.6,06
Wasiirka arrimaha
gudaha Soomaaliya oo hor dhigay carabta qorshe wax loogu qabanayo dadka
abaara ay Sooma.. Mar.6,06
Gudoomiyaha baarlamaanka oo
qado u sameeyey mudanayaasha baarlamaanka.
Mar.5,06
Markab kaalmo WFP ay soo
dirtay sida oo kusoo xirtay dekeda Marka.
Mar.5,06
Baarlamaanka
Puntland oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Guddoomiyaha maxkamadda sare iyo
xeer...Mar.5,06
Wasiirada arimaha dibada
carabta oo arimaha Soomaaliya maanta isla falanqeynaya.
Mar.4,06
Gudoomiyaha
barlamaanka oo maanta qadar daqiiqado ah aqalkiisa lagu xayiray.
Mar.4,06
Dagaal dhex maray
maleeshiyooyin kala raacsan Indhacade iyo Cumar Filish.
Mar.4,06
Qaramada midoobay oo
sheegtay in loo baahan yahay sugida amaanka shaqaalaheeda.
Mar.4,06
Dowlada
federaalka oo muujisay sida ay uga xuntahay sarkaal UNICEF ka tirsan oo
Afmadow lagu afduubtay. Mar.2,06
Yuusuf iyo Geedi oo
dhawaan ka tagi doona Baydhabo. Mar.2,06
Madaxweyne Yuusuf iyo
Shariif Xassan oo kulamo la qaatay xubnaha golaha barlamaanka.
Qaraxyo Dad ku dhinteen ayaa
ka dhacey Pakistaan
Mar.2,06
Madaxweynaha dalka
Yaman Cali Cabdalla saalax iyo Shariif Xassan oo qadka taleefanka ku wada
sheekeystay. Mar.1,06
Maleeshiyooyin
hubeysan oo xalay dilay taliyihii maleeshiyooyinka wasiirka hub ka dhigista.
Mar.1,06
Kofi Anan oo walaac ka
muujiyay qafaalashada burcad badeeda Soomaalida ay ka wadaan xeebaha
Soomaaliya
Maxamed Dheere oo
ku eedeeyey madaxweynaha inuu si qaldan u maareeyey hubkii Yaman laga
keenay.
Mar.1,06
Hay’adaha gargaarka ee
gobolka geeska afrika ka howl gala oo abaaraha ka dhacaya Soomaaliya iyo
Kenya ku tilmaamay.. Feb.28,06
Hogaamiyaasha
hubeysan ee Muqdisho dhawaana dhistay isbahaysiga la dagaalanka argagixisada
oo Jowhar Max'ed Dheere iyo sarkaal Mareykan ah kula shirey.
Feb.28,06