| |
Monday October 08, 2007
Baadi goobkii gurkayga qaybti 3 aaad
isku dayo aad u fara badan ayuu maxaed khadar sameeyey asago aad u doonayah
hanashada qalbigeeda iyo kalsonideeda boqoadiisa uu aad ka u jeclaaday ee
xaawo ,
lakiin mid aya jirta ay xaawo maxaed khadar ka qariay o aysan u shegin
taasoo ahayd inay wiil galkaio jooga oo ay xaawo wada dhigan jireen ISKOOLKA
oo la dhaho cumar ay xaawo la waday xariir bilaw u ah labadodaba ,
laakin aan filayo inayasan jirin wax xaawo ka hor istaagayah inay la bilawdo
xariir cusub wiilka ay bosaaso ka baratay maxed khadar
taasoo aan dhihi karo wxa keentay balan adag ooo ay xaawo uga baaqato
xariirka maxaed khadar ayaan u oolin ayad iyo cumar
dhanka kale cumar waxuu aad u doonayey inuu helo meel uu kala xariiro xaawo
uu asaga xagisa aad ugu wayneed rabayna inu ku guulaysto hanashada xaawo,
LABA KALA BARIDAY KALA WAR LA,A
Maxed khadar gar ayuu u doonayah hanashada xaawo halka cuamr asna aan dhihi
karo waaba ka daran yahay
cumar oo aad igu wareersan maqalka xaawo oo uu aad ugu boholyobay maqalkeeda
arageeda warkeed ba daa e ayaa waxa uu tagay gurigii xaawo si u wax akhbaara
uga helo xaawo ,
cumar xaafadi xaawo waxa uu ka soo helay Tellka xaafada ay xaawo joogto isla
markiba maxaed khadar waxa uu garacay tellkii
waxaa ka qabtay xaawo adeerkeed
: hello: hello :
haa walal waxan raba xaawo ayaa ku yiri cumar qofka tellka ka qabtay :
adeer xaawo waxay ay jirtaa school e mar kale kun so celi : ok :ok
sidaas ayey na ku kala tagen ,
cumar ayaa waxa la soo darsay wareer oo uu leeyahay xaawo marka ay tagaysay
waxa ay ku tagtay inay mudo yar dabadeed so laabanayso ee wa maxay choo,
ayey jirtaa yaaab !!! ,
ninkii cumar ahaa arinta schoolka xaawo waxay ku reebtay fakar aan yarayn
habenkii aya la garay cumar aya xaafadii wacay asagoo is leh hada ayaad heli
karta xaawo nasiib wanaag waxa ka qabtay qoftii uu aadka u doonayey e xaawo
isi salaamin dabaded cumar waxa uu bilaabay su aalo u waydinayo xaawo asagoo
leh xaawo manta waan ku soo wacay waxaana la i yiri school ayey jirta e ma
school ayaad bosaso ka gashay?
xaawo ayaa ugu war celisay HAA CUMAR.
oo walal wxaa adeerkay igu khasbay inaan wax barshadaydii kasii wato xagaan
hadhawna jaamacad la ii diraayo .
cumar ayaa hadalka xaawo aad uga naxay uguna war celieyy marke : XAAWO WAAD
LA SOCOTAA INAAN KU BAAHANAY KUNA JECLAHAY AANANA KAA MAAR MIN EE maxad saas
u leedahay.
Walal maxan sameeyaa walahi wan rabay inaan imaado oo aan galkaio ku so
laabto lakin walal wa la igu khasbay walidkaygana warkisa ma aan didi karo
cabaar sheeko ah dabadeed waa la is macsalaamyey ayado lagu balamay inu
cumar kas soo tashadu inuu u ssoon wareego qaar ka mida ehelkiisa oo bosaso
dagana iyo inuu iska joogo oo uu iska sugo calafkiisa hadii uu xaawo caklaf
ku leeyahayna u helayo
+++++
dhanka kale ninkii maxed khadar ahaa halkiisa ayuu ka sii wada dadaalkii uu
ugu jiray Xaawo
kulamo badan uu uu la yeeshay xaawo
laakii waxaan dhihi kara wali wax gul ah kama gaarin helistii xaaawo OO
HALKII BAY WALI KALA JOGAAN.
DHANKA KALE XAAWO WAXAY laftigeeda wxa la so darsay xoogaa fakar ah oo ay ka
fakarayso labada wiil ee midba gaarkiisa u jecel yahay ee maxaed khadar iyo
cumar aana warka iska hayn .
hadii aan eegno dhanka han u haynta xaawo waxan dhihi kara waxay xogaa
dareemoah u haysaa MAXED KHADAR oo ninkii cumar aha hawshiisaba laguma jiro,
ninkii cumar aha waxa uu la walwalsan yahay mashaqadaan soo food saartay ee
mel uu uba baxo uusan hayn .
la soco qaybta afaraad oo aad u xiso badan week gaani
Haduu Ilaahey Yiraahdo WaxaanaUgaaga Bogan Doontaan
Indhahiina Iyo qalbigiina oo Dagan Iyo Maskaxdiin oo Dagan Markaasi Baad
Fahmi Doontaan Macaha Qisadaani
NB: Qoraalkaan xaquuq Diisa Waxaa Leh Qoraaga Ku saxiixan Amar La,aana Lama
daabacan Karo........
lamana Qaadan karo ilaa ogulaasho Laga Helo Qoraaga sheekada Hadii aad
Dooneyso Kala Xiriir Ciwaanadiisa Fariin Ama Waxii Kusaabsan Qisadaani ...
Waa Qalinkii Ustaad
C/rahmaan mohaud osmaan
diitemoha@hotmail.com
diitemoha200@yahoo.co.uk
13432093
© RSTV 2007. All Rights Reserved |
|