Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

  Monday September 17, 2007

Baadi Goobkii Guurkeyga Qeybtii 2 Aad

Qiso layaab leh oo aad intan oga boggan doontaan haddii Eebbe idmo,Waxaanan ugu tala gallay keliya Dadka Xiiseeya arrimaha Jacaylka, Sheekadan

Waxaan Lasoo Dersay Mohamed Khadar Jaceyl Xaddhaaf ah Waxuu inbadan Raadin Jirey ama Baadigoobi Jirey Gabadhii Laqeyb san Laheed Nolashiisa Taasi Waa Tuma

Miyuu Kuguulsan Doonaa Jaceylkiisa Mase kuguuleysan Doono
Mohamed Khadar Waxuu ahaa wiil Madi Ama Kali ah waxaa ladhashey
Hablo Farbadan asagana Wiil ka ahaa Waxaana uu ahaa wiil aad iyo aad u dabeecad
Wanaagsan Runtii Waxuuna Geed Dheer Iyo Mid gaaban u Fuuley in uu Hanto
Qalbiga Xaawo Waxuuna ugu latalgaley Hadiyado Qaali ah

Waxaan kamid ahaa Hadiyadahaasi Mopel; Iyo Faraanti Dahab Ahaa
Uugu talagaley in uu siiyo Gabdha Xaawo ah Waxaan uu soo Abaarey

Hoygii ay kunooleed Xaawo oo aan kafogeyn meesha uu Dagnaa ama
Xaafada uudagnaa oo Aheed New Boosaaso Waxaana Guriga iridkiisa uga
Horyimid .

Abtigeed Omar ahaa ahaa Ninka ay kunooshay Gurigiisa Waxuuna ulahaa
Aqoon Buuxda Wiilkaasi Iyo in uu ahaa Wiil aad iyo aad Uwanaagsan

Runtii Waxaan aad iyo aad uula Dhacey imaansha Guriga Omar oo ahaa
Abtigeed Waxuuna Hadiydihii Godoonsiiyey Xaawo oo Layaabtey Hadiyadaani
Qaaliga ah Waxaana aad iyo aad uuladhacdey Xaawo Hadiydaasi Aysan
Waligeedba Arag Waxyaabo Noocaasi ah oo loogu Keeno Hoygeeda

Mohamed khadar Waxuuna Yire Runtii Walaaley macaan waxaan Rabaa
In aan kuula yeesho Xiriir Maadama aad Tahay gabar aad iyo aad

Uwanaagsan waxaana Rabaa in aad iigaga Aqbasho Codsigeyga oo ah
In aad Yeesho macaaneey Aniga waxaan doonayaa Xiriirkaasi
Waxeyna Jawaab uugaga Dhigtey Waan kaa Aqbalayaa Xiriirkaasi
Aad iisoo Bandhigtey Caawa Waadna kumahad Santahay runtii
Waana Kagudoomey Mahadsanid Walaala macaan 100%
Mohamed Khader Habeenkaasi aad Ayuu ufarxsanaa Maadam
Uu Niyadiisa Galshey in uu Heli Doono Inantaasi Waxuuna
Lasocod Siiyeey Reerkooda oo Joogey Boosaaso Waxaana
Uu sheegey inantaasi Tahay Inan aad iyo aad uWanaagsan
Waxaana Go aan Buuxa uu kugaarey Siduu Kuhanan lahaa
Qalbigeeda Iyo Maskaxdeeda
Miyuu Hanandoonaa? Mise Mahanan Doono Qalbigeeda ?

Xageese ku danbayeyn doona xariirkoodu ?

Lasoco Cadadka Danbe ee Qisdaani Week gaani

Haduu Ilaahey Yiraahdo WaxaanaUgaaga Bogan Doontaan Indhahiina Iyo qalbigiina oo Dagan Iyo Maskaxdiin oo Dagan Markaasi Baad Fahmi Doontaan Macaha Qisadaani
NB: Qoraalkaan xaquuq Diisa Waxaa Leh Qoraaga Ku saxiixan Amar La,aana Lama daabacan Karo........


lamana Qaadan karo ilaa ogulaasho Laga Helo Qoraaga sheekada Hadii aad Dooneyso Kala Xiriir Ciwaanadiisa Fariin Ama Waxii Kusaabsan Qisadaani ...

Waa Qalinkii Ustaad

c/rahman mohaud osmaan
diitemoha@hotmail.com
diitemoha200@yahoo.co.uk


 

 

 

 

© RSTV 2007. All Rights Reserved