Thursday October 11, 2007
True Love Sheeko jacel oo dhab ah part
3
Sheeko run ah oo ku dhacday wiil iyo
gabar Soomaliyeed oo Kunoolaa Wadanka Somali Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho
Taariikhudu Markey Aheed 23/7/97
Axmed Wali Iyo Idiris oo walaalkiisa
ah waxaa ubiloodey nolal iyo jawi wanaagsan oo
Ah mid kafiican Nolashoodii hore
waxaana ubiloodey nolal cusub iyo jawi cusub
Kaasi ah mid ay keentey Gabadha
Seyruuq ah oo Aheed Gabdhii sidada qiimaha leh
Isugu xilqaantey sidii ay uugu
garaari laheed reerkaani masaakiinta ah aana cidna umaqneyn ceelna uqodnay
runtii seyruuq waxaa labaayey howsha ay qabtey dadkii
Jiraanka lahaa reerkaani Seyruuq oo
lagu ogaa Gabar islaweynin badan iyo kibir
badan waxaan caadatey gabdhaani in
aya tahay gabar wanaagsan maadama ay dadku
Arkeen dadaalkii ay ugashey Axmed
Wali iyo reerkooda oo dhan waxaana cadaatey
in ay seyruuq tahay gabar taaqana
qadarinta iyo ugagaarka dadyowga dhibaatesyan
Markii ay Biloodey waxaa aad iyo aad uugu wada riyaaqay
dadkii oo dhan Axmed
Waxaa lagaga Dhigey Masuulka uugu
sareeya Baqaarka jaamac idiris oo ahaa seyruuq
Abaheed waxaana aad iyo aad uula
dhacey sidada qiiimaha leh wiilkaani uu markasta
wataa shaqadiisa oo kaliya
waxauuna markastaa Jaamac idirs ka caawiyaa dhanka
Xisaabka Iyo waxa soogali baqaarka &
waxa soogalaaba waxaan intaasi usiidheraa
Asgoo walaalkiisa keeney in uu
baanka udhigaa alaabta bagaashka ah iyo Waxii kaloo
Ay uugaga baahdaan Baqaarka Waxuuna
Lacaga soo Celshaa maalin kadib asgoo wadaa lacagtii uu alaabta
kuqaatey waxuuna laharaa lacagata faa iidada uleeyahay
Waxuuna celshaa waxii lagu lahaa
Reerkii waxaa usiisayadey Nolal wanaagsan ilaaheyna waa uu lagarab
galey maadama ay ah haayeen dayoow Nadiif ah oo hadana
Daacad ahaa Dhankastaana
kuwanaagsan Lakiin Axmed Wali Waxuu jaceyl uqaadey
Seyruuq Aqristoow waxaad ogataa
Jaceylka in uu asiiba Maskiin iyo faqiir xataa uusan aqoon kan ayaa
taajir ah kan ayaa faqiir ah, runtii waxuuna abaaraa cidkasta malaha
Maskiin Malaha Taajir malaha Faqri
Axmed xataa waxaa isbadal midabkiisi waxauu
u ekaadey Carab awala waa cadaa
lakiin daruuf baa haysatey hadana uu kabaxey,,
Daruuftii hesyatey Lakiin waxaa
kusoo siyaadey Maalinba maalinka kadanbesyaa Jaceylka Seyruuq xataa haduu
arko seyruuq oo nin latagaan in uu kamaseyro
Taasi oo ay keeni kartaa Jaceylka
Dhabta ah ee uu uqabo intaasi Seyruuq ah
Waxaana uu maalin maalamaha kamid ah
usheegey Malintaasoo ay Aheed maalinta
Logaga Magac Darey Maalintii
Jaceylka Aduunka Ayuu Waxuu usoo iibshey Hadiyado
Qaali Card Iyo Waxyaabo kaloo
farabadan asgoo uugu geeyey hoyaga ay dagneed .
Waxuu Abaarey gurigii maalinkaasi
Nasiib Wanaag waa ay xanuunsaned seyruuq ,
oo waxaey iska Jiiftey qolkeeda
jiifka ah Waxuuna Yire miyaadan ogeyn in maanta
Tahay Maalinta Jacaylka Aduunka oo
ay tahay maalin faraxad ah Waxuuna Yire
Maanta Waxaan Rabaa in aan kusheego
Arimo farabadan oo aan rabo in aad iila ogaato Waxaan rabaa in aan
kusuheego Jaceylka aan kuuqabo meesha uu gaarsiisan
Yahay Iyo in aan ahay naf kujecel
Miyaadan Ogeyn macaaney Runtii Waxaan ahay Shaqsi aad iyo aad kuu jecel
Rabana in uu kusoo bandhi Arinkeyga haduu sax Yahay iyo haduu qalad
yahayba macaaney maxaad igaaga Oranesyaa Waxeyna tire Seyruuq
Waxaad ogataa Jaceylka in uu yahay
shey qaali ah waadna ijeclaan kartaa Lakiin
Hadaada iisheegatana maaha arinkaasi
mid qaladan waana saxantahay markastaana
Anigaana kusoo siin doono Jawaab ku
kaafisaa Waxey noqon doontaa mid kukaafisa
Waxey noqon doontaa mid aan kukaafin
iska Sugo walaala Jawaabtaasi Waqti Dhow
Ama Waqti Fog Arinkaasi Muxuu noqon
doonaa ayuu maskaxdiisa iska Yire.
Axmed Wali Asgoo Qashuucsan ayuu waxauu aadey Shaqadiisii
caadiga aheed asgoo aanan Niyad wanaagsan uheyn shaqda Waxaan si dhab ah
udhaawacey Jaceylka seyruq
Aydoo wali kusugan Guriga ayaa
waxaa loosheegey in guur dhow Lasiin doono wiil
Abtigeed dhaley oo Kayimid Qurbaha
gaar ahaan uk Wiilkaasi Lakiin maahaha Wiil
Maskaxdiisu Tahay Caadi Dadka
yaqaana ay yiraahden waa nin jir oo xaga maskaxda
aana wanagsan aydiina Markii
loosheegey arinkaasi Waxey tire abe aniga dooni maayo nin kaad sheegesyaa
waana aqaan Yuusuf Yare Waa nin jiran mana doonayo waxaan rabaa in aniga
dooqeyga ah oo aan soo xushay halkaasi waxauu kaheli karaa Axmed wali
jaanis Farabadan Seyruuq aydoo Caresyan ay kasoo baxdey gurigoodii waxaey
aadey Habalo ay saxiibo Yahiin oo maalinkaasi lahaa Aroos Waxeyan markii
meeshii
Arooska Tagtey Loosheegey in wiilka
Maskiinka ah oo Jaceyl Jaceylkiisa ,
Wax laqabto maadama Wiilkaasi Yahay
wiil aad iyo aad udabeecad wanagsan Runtiina ah wiil karti badan Iyo
dadnimo aysana waxa la aanata kunacin maadama nin rag ah uu
Yahay Ayna Ogaato arinkaasi Wuxuu
waqtiga is guraba waxaa lasoo gaaray balantii.
Waxaana Durabdiaba uu niyadiisa
gashtey Axmad wali in aysan Seyruuq asan diidi
Dooni Arinkiisa Kusaabsan Waxuuna
Yimid markuu soo dhamesytey Shaqadiisa
Gurigii Seyruuq Waxaana loosheegey
in ay maanata aadey Xalfad Aroos Ah aana ka fogeyn Xaafada Dhaxdeeda
Waxaana loo tilmaamey guriga ay joogtey waxuuna aaydey
Markii Gurigiisa Waxuu galey is
diyaarin iyo is qurux waxuuna abarey gurigii ay joogtey
Seyruuq Waxaana maalinkaasi Cidii
aragtaa aysan idhihi karin wiilkaani waa Axmed
Wali quruxda Iyo Labiska kamuuqda
ileen dadku haduu helo dhaqaali waxuu yeeshaa
Mid qurxuuun oo aan kiisii hor aheyn
ileen Dhaqaalahu waa balaayo aanan la ogeyn.
Hadada Markuu meeshii tagey Waxaa
indhahiisu ay qabteen Seyruuq oo maalinkaasi Fadhisay meel gays ah waxaana
meeshii gabdhihii wadada joogey ay hal wadada eegen wiilkaani quruxada iyo
haybada ay kamuuqato maalinkaasi aan lamalesyan karin
waxuuna salaan uugu dhaqaayey
seyruuq oo yire maxaa dhacaey maanta wajigaagii kama muuqato farxadii
logaaga Bartay sidee bay wax ujiraan macaaney maxaa kuugu
Soosiyaadey oo dhib ah waxaan diyaar
kuugula ahay waxa kastoo kuugu soo siyaado
in aan kuula qeysado macaanto waxaan
karaabaa in aad iisheegto waxii jiraa oo arinkaasi kusaab san macaaney
Waxaan rabaa in aan ugaado kagudub taasi Waxaan kaloo rabaa in aan
iisheegto Arimaheynii kusaabsaan Codsigii Qaali ahaa ee aan kusoo
Bandhitey macaaney runtii aniga
waxaan kuugu qabaa kalsooni aad iyo aad uweyn
Waxaan rabaa in aad Arinkaasi uun
igaaga Aqabasho hana is oran wiilkaani waa Faqri
oo Wax mahesyto Mana Awoodo
Jaceylkaa Waxaad ogata Markastaana in aan ahay nin rag ah oo jaceyl kuna
Hami qabaa Guurkaagaga ama Rabaa in uu kuula qeybsado Nalasha Waan
hadaan Arinkaasi Helaayo Marka Waxeyna Tire Waan kaa sheegayaa
Axmed Wali in aan kaa aqbaley Go
aankii ahaa Jaceylka aniga aan Ahay Ruux Kujecel
Waxaad Ogtaa Arinkaasi Hadii aan
Dan Iyo Xaajo kaa laheyn kuma aana Geeyen Baqaarka Abaheyna Marka Waxaad
Arinkaasi oo dhan usamey jaceylka Macaanoow
Kuna Seexo kuna soo kac arinkaasi
waxaadna Ogataa Haduu aabahey ogaado Arinkaani Maxaa dhici kara waxaa
dhici kartaa wax kasto in uu sameeyo abahey ,
Marka Madoonaayo in ay ogaadan
Arinkaasi Reerkeena Macnoow Adiga iska Ilaali macane Arinkaasi Yeesana
Cidna ogaan arinkeena Waxaan inoo balan ah .
Maxaa dhici Doono Haduu Ogaado
Jaamac Idiris Jaceylka Gabdhiisa Iyo wiilkaani Shaqaalaha Muxuusa Sameyn
Doonaa Arinkaasi Haduu Dhaco Maxaasa Lagudboon
Hadiisa uu ugaado Arinkaasi Jaamac
idiris Muxuu kusameyn Doonaa Wiilka Maskiinka
Ah Lasco ................
Cid Alaale Ciidii ubaahan in aan
Talooyin kusaabsan Jaceylka Ama Talacelin Ah
Waxey igagala soo Xiriire Karaan
Ciwaanada Hoos kuqoran Talooyinkaagana Waan soo Dhaweynayaa Aqristoow
Lasoco Taasi Lakiin Lasoco Taladaada Hanoqto Mid kusaabsan Arimaha
Bulashada Yeysan Noqon Mid ah Siyasada Lakiin hadii ay Tahay Taladaada
Arimaha Jaceylka Waan soo Dhaweynaa Talana soo Weydiiso Ciise Yare
Lasoco Aqristoow Qeybta 4 Raad Haduu
Ilaahey Yiraahdo Maalmaha Soosocdaa
Aqristoow Qeybaha Kaloo Harsan
Laso Qisadaani Waxeyna Idiin Bilaaban Doontaa Weegaani Haduu ilaahey
Yiraahdo Waxii Fariin ahna Waxaad iigugu Soo Hagaajin Kartaa
Ciwaanadeyda Ama Waxii Talo Iyo Tusaalo ah Waxaad iigu soo Hagaajin
Kartaa Hadii aad Qaladaada Aragtaana Ka Raali Ahaada Aqristayaasha
Qiimaha Iyo Qaayaha Lahoow .......
Qoraa Sare Arimaha
Bulshada :
Ciise Maxamuud Khaliif
Ciise Yare
Email ciisecalas@hotmail.com
Kenya Nairobi
Tell 254722610528
Xuquuqda Qisdaani Waxay ku Kedsan Tahay Qoraaga Sheekdaani Asaga
uunbaa Lagala soo Xiriiri Karaa Amar Laan lama Daabacan Karo lama Copy
Laguma Sameyn Karo Ilaa Ogulaansho Laga Helo Qoraagaga Sheekdaani
Maxamuud Khaliif Ciiseyare
13432093
© RSTV 2007. All Rights Reserved |