| |
Friday October 19, 2007
Sheeko
jacel oo dhab ah part 4 True love
Sheeko run ah oo ku dhacday wiil iyo gabar Soomaliyeed oo
Kunoolaa Wadanka Somali Gaar Ahaan Magaalada Muqdisho Taariikhudu Markey
Aheed 23/7/97
Jaamac idiris oo Ahaa Seyruuq Abaaheed ayaa Waxuu sii dalacsiiyey Shaqadaii
uu kahayey Baqaarkiisa Shaqada Asgoo aad Iyo aad uugu farxay Malinkaasi
Xilkaasi
Loo Magacaabay Runtii Waxuu Halkaasi kasii wadey Howlahiisi shaqo Asagoo
Maalinkaasi aad iyo aad uugu Farxay guulaaha uu ka gaarey Shaqooyinkaasi
Lakiin Miyuu ku Waari doonaa Shaqadaasi Miyuu kasban doonaa jaceylkiisa
Runtii Waa su aalo aad uwadada sugeysan Aqristoow in uu kuguuleysan doono
Iyo in kale waxaad ka arki doontaan Aqrinta sheekadaani Waxeyna Maresyaa
Meelahii uugu Wanaagsanaa Axmed Wali waxaa nolashiisa kusoo siyaadey Arimo
Farxadeed Asgoo Rabaa in uu kasbado Qalbiga Seyruuq Asgoo rabaa in uu sii
joogo
Goobtiisa Shaqada Maalin Maalmaha kamid ah ayaa waxaa Baqaarka Yimid
Odey ay qaraabo yahiin jaamac idiris oo aad uula dhacey Shaqada uu wiilkaani
haayaa
Taasoo uu yiire Jaamac idirisow wiilkaani Ma wiilkii Gabdhaada qabay baa
markaasuu
uugu Jawaabey Nasiiib kaasiba ma anigaa yeelanlaa haduu guursan lahaa
gabdheyda
Axmed Wali hadalkasi markuu maqley waxaa kusoo siyaadey faraxad kale waxaana
kaharey shakigii faraha badnaa ee uu kaqabey seyruuq abaheed odey jaamac
idir ayaa
Yire wiilkaani maaha wiil qabaa gabadheyda laakiin waa wiil kamid ah
shaqaalaha
Baqaarkaani waxuuna kamid yahay shaqaalaha aan aad iyo aad uugu kalsoonahay
Waxaana halkaasi uuga cadaatey in uu markaani xataa gabdhaani haduu
reerkeeda kadoonto aan loo diide karin qiimaha uu kaleeyahay wiilkaani
xagaga odeyga ama uu uugu kalsoon yahay wiilkaasi axmed hadladii ay
dhagahiisu maqleen asgoo maalinkaasi
Kasii qaadey faraxad tii hore kalaba jibaaran asgoo markaani qalbigiisa
galshey in uu
Markaani Gabdhaasi sayruuq ah marwadiisa ay noqon doonto ama in ay u
rumowodo
Riyadiisii aheed maalin uun in ay noqon doonto Marwadiisa Saxda aheed lakiin
Waxaa isweydiin mudan Miyeey noqon doontaa mise Manaqon Doontaa
Waxaa lagayaaba agoo is jecel in uu kala fogeeyo calafka calafkuna malaha
qalad
Seyruuuq iyaduba waa ay jecashay wiilkaani laakiin waxaa qalbigeeda ama
maskaxdeeda kujiraa shaki ay kaqabto reerkooda hadii ay maqalan ama ay ku
arkaan lasocdkiisa farabadan ama imaansha guriga xilyada uu soo dhameeyo
shaqoo waxaan maali maalmaha kamid ah uugu Yimid guriga axmed wali oo usoo
iibhsey hadiyado qaali
Ah iyo waxyaabaha ay jecel yahiin dumarka intooda badan waxaan maalinkaasi
ay uugaga gudoontey si kal iyo laab ah waxuuna uugu bishaarey maadama ay
tahay
jaceykiisi Qaaliga uuna u hori karo naftiisa iyo maalkiisaba runtii uuna ka
jaceyl yahay
Labdiisa indhood waxuu yire markstaa waxaad ogtaa in aan ahay ruux ku jecal
Ruux ubaahan in aad la wadaagto nolasha ama mustaqbalka waxuuna intaasi usii,
Raacshey mana jiro maanta cid aan kuugu doorsan karo dunidaani joogtaa
Sidada qiimaha iyo qaayaha laheed ee aad iigusoo Dhaweysay ama aad ugaaga
dadaashay
Mustaqbal keyga guud iyo nolasha reerkeena masakiinta ah waligeyna isma
aanan oran
Arinkaasi ayeey kuu sameyn Doontaa seyruuq ama ay kuuqaban doontaa xageyga
iyo xaga reerkeenaba waxaad ka tahay quf qaali ah oo aanan lasiin karin
aduunkoo
Dhan dadka kunool marka adigana waxaan filyaa in aad sidaasi oo kale ii
jeceshahay
Waxeyana waxuuna kaloo yire markale hana is oran raacdo lacag ama waxyaabo
Kale Runtii markaan ku jeclaanayay maanan ogeyn waxaad leedahay ama
reerkeenu
Leeyahiin marka waxaan kuusheegayaa jaceylkuna in uusan Aqoon kani waa
maskiin
Kani waa taajir iyo wax yaabo kaloo farabdan runtii macaaney aniga waxaan
ahay naf kujecel in baahan naftaadada Waxaan kaaga Digayaa in aadan aqbalin
ama aadan yeelin hadalada qaarkood ay kuula Yimadaan Dadyoga Dariska aad
tahiin kuwaasi
oo suuqa la wareeyga Gabdhii buu Sixray Iyo wax yaabo farabdan waxaad ogataa
in aan ahay mar kastaa shaqsi Jacel wanaaga Iyo Sumcaadada Waxaadna ogataa
in aad Ahay Shaqsi adiga uun kusugaya marka luu fiirsho Seyruuq Iyo axmed
Wali
Xaga hadalka waxaa aftahan ah Axmed Wali asgoo gabdhaasi qalbigeedii dhamaa
Kubeerey Jaceyl lakiin asgoo jaceylkiisu Yahay mid u daacad ah gabdhaasi
uusan kujirin qalbigiisa in uu wax qiyaano ama uu gbadhaasi meel cid laa
uugaga dhaqaaqo
Waxuuna hadalkiisii kusoo Seyruuq Horta aniga hadaan adeer jaamac kaa
doontaa xataa isma oran karo maanta waa ;laguu diide doonaa ama waxaan
aabahaa kuqabaa
Kalsooni buuxada waxaan kaacodsanyaa 3 ama 4sano oo aan kuu shaqeysan doono
ama aan isku Filnaasho gaari karaa labdaaden in aad iigu dulqaadato
macaaneey
Tixdaani igaaga Gudoon oo waxaan kaagaga dhigayaa Dhanbaal Farxadeed Seyruq
Gunaanudey Erayo aad iyo aad umacaan kuwaasi oo ah .
jeclayeey silic dilyootay nafteeyduye. Samri waayay la`aantaa, samri waayay
la`aantaa, samri waayay la`aantaa. waxeyna lasoo boodey Axmadoow Walaale
maanta ma in aad i waasho ayaad doonesyaa mise in waxaauna yire seyruuqa
kuuma quuri waali oo waxaad tahay ruuxii aan jeclaa marka iska waxaasi oo
dhan waa jaceylka aan kuu qabo
oo kaliya oo kaliya igama aha in aan kuwaalo mana doono in aad igaaga
waalato,
Marka jaceylkuna sidiisaba waa jiraa waxaadna ogtaa hadaan calaf kuu
leeyahay in aad noqon doonto Marwadii aan jeclaa hadaan calaf kuulaheyn
kuley iyo kuley waa
Nasiibkeyga uun lakiin waxaan ku dadaali doonaa haduu ilaahey yiraahdo ,
Wax kastaa hadii ay qoran tahay in aan is guursano waan is guursan doonaa
waqtigey
Ahaatba hadaan isku leenahay Calafkaa kamuiimsan Seyruuq Hadana macaaney
waxaan sii aadaaya Xaafadeena Ogsoonow saacad kastaa in aan kuugu haayo
qalbiga
saacad kastaa in aad Niyadeyda ku jirtaa ogsoowna in aan kujecal lahay
markastaa
Waqti kastaa iyo Xilikastaa intuu hadlkiisa Dhameysan ayaa Waxaa Gurigii
yimid jaamac Idiris oo ahaa Seyruuq aabaheed kuna Yire Axmed Wali wali
madaan garaani
Xaafadadii Barina waxaad ogtaa in aan rabo in aan sameynso Xisaab xirka
marka ,
Shaqada Waxaan kaa doonyaa in aad soo Gashaa Wati Hore oo aad caawa seextaa
Waqti fiican waxauuna jawaab uuga Dhigey waayahay Adeer macaan waxuuna sii
Adey Hoygii uu dagnaa waxaan habeenkaasi oo dhan maskaxdiisa soo galeysa .
Gabdhaani Seyruuq ah Miyaad Calaf doontaa Miyaad Weyndoontaa asgoo si aad ah
Ujeclaa kana Jeclaa labadiisa indhood marka Hadana waxuu ogaadey in uu
kalsooni buuxada kahesyto Odeygii reerka dhamaa waxauuna markstaa niyadiisa
kujiraa in uu dhaqaalo Tacbadaa Kuwa xalaala ah Iyo in uu badalaa Nolasha
reerkiisa oo dhan waxaana hor yaala shaqooyin farabdan Waxuu isku
Diyaarinaya Guurk uusan Gu aankiisa Rasmigaa Halin Laca hadaan guursado
Lacgatii iigu bixi Laheed iyo Arin
Kaloo farabdan Waxaa su aasha Taalo Tahay Miyuu Guursan Donaa Mise Maguursan\
Doono Guurka Gabadhaasi Miyuu shaqadiisa kuweyn doonaa Mise Waxaasi oo Dhan
Waxaan idiinkugu soo Bandgi Donaa isla qoraal kaani uun hana kadaalina
aqriste,
Subaxii Markuu Waaga baryey ayaa Waxuu tagey goobtiisi shaqada aheed ee
Suuqa ,
Baakahara waxauu bilaabey Howshiisii Caadi Aheed Waxuuna lasoo baxey
Buugaatii shaqada asgoo Xisaabo uugu dhaqaaqey Lacagahii maqanaa Iyo Kuwa
Yaala Iyo Waxii Faa iido lahey sanadkaasi Waxuu ahaa Sanadahii uugu faaida
badnaa uu heley
Jaamac idiris Baqaarkiisa ama ganacsigiisa oo dhan Labadii sano oo uugu
danbesya
uu shaqadiisa kusoo siyaadey wiilkaasi Axmed Wali waxuu aad uugaga Heley ,
Wax soo saarkiisa Waxaana lasiiyey Lacag Abaal marin taasoo Cadadkeedu
Dhamaa
4000 oo Dolaar Waligiisa Muusan arag Wax siiya ama sidaasi oo kalaa usoo
Dhaweysa
Waxaan layire Adeer lacagtaani adigey meesha kuutaala ama qaado ama dhigo
adigaa
Leh Waxaa Xaqaagii Labadii Sano oo aad shaqadeyda joogtey adigaana kuu
gartey intasi in aad qaadato Waxaan kaloo kuu sheegyaa waxaan doonyaa
sanadkaani in aan mar kale aado Xajka Marka Wiilasheyda Waa niman Dhalin
yaro ah oo aan dabeecad
Leynh hadii ay Dhacaan qaladaad isaga Dulqaado intaan imaan doono Arimahaasi
Waan Dabeecad ay leeyahiin Ciyaalkeyga Qaasatan wiilasha Marka adiga xumaan
ha
Uarag arinkaasi hadey dhacdo adeer lakiin anigaa lasii hadlaayo adiga Xumaan
ha u arg
Arimaasi oo kale jaamac idir waxaa durabadiiba loosoo sheegey in uu
imaandoono wiil
uu adeer u yahay iina Rabo Wax barasho in uu uugu kaxeeyo gabdhiisa Seyruuq
ah
Wax basrhada oo ah in loo qaado Wadamada Reer Yurub Arinkaasi Markuu Maqley
Arinkaasi Waxuu is Yire Wiilkaani Arimahiisa Armuusan Aheyn kuwa uusan
Gabdha urabin Wax barsho rabana guur iyo Arimo kaloo farabadan Wiilkii ayaa
kasoo dagey
Garoonka Bali doogle wiilkaasi oo magaciisa ahaa Osman Waxaana adeer u ahaa
Jaamac Idiris waxaana maalinkaasi bali doogle aadey jaamac idiris iyo axamed
wali
Iyo Seyruuq Markii latagey garoonkii waxaa si Fiican iskusoo Dhaweeyey
jaamac idris
Iyo wiilkuu Adeerka u ahaa Maadama uu ahaa wiilkaasi wiil uu jaamac idir
ahaa wiil
uu aad ujeclaa Waxaana ;lageey Gurigii jaamac idiris Malmo kadibana Waxuu
wiilkii
Jeclaadey gabdhii aderkiis Dhaley oo aheed Seyruuq Waxuuna si Buuxada uugu,
Sheegey Adeerkiisa kuna Yire adeer m,acaan waxaan rabaa in aad isooso
gabdhaada
Seyruuq ah oo ah Gabar dabeecad Wanaagsan Gabar Asluub leh marka adeer
arinkasi
Maxaad igaaga Leedahay Waxuuna Jaamac idir usheegey in uu siinyaao usana
udiidi
Karin wiilkaasi Osman ah ahaa wiil uu aad iyo aad ujeclaa jaamac idiris
Waxaanu balan
qaad kusiiyey in uu siinaayo Waqtiguu rabo mardhowna uu gaari doona Xajka
Arinkana
Dhameyn Doono markuu soo Noqdo Haduu ilaahey Yiraahdo Arooskaasi Ama
Guurkaasi Miyeey Aqbali Doontaa Seyruuq oo Noqotey Qalanjadii qeybsami
Weyday
Miyeesa aqbali doontaa Guurkaasi Hadii aysa aqabaasha maxaa ku dhici dona
Axmed Wali maxaa lasoo Gudbonaan doona muxuusa sameyn Doonaa Aqristoow
Lasoco qeybaha kale ee Dhiman sheekdaani Seyruuq oo noqotey Qalanjadii Qeyb
sami weysay
Guurkaasi Miyeey Aqbali doontaa Seyruuq Hadey aqbashaana Maxaa Dhici Doona
Cid Alaale Ciidii ubaahan in aan Talooyin kusaabsan Jaceylka Ama Talacelin
Ah
Waxey igagala soo Xiriire Karaan Ciwaanada Hoos kuqoran Talooyinkaagana Waan
soo Dhaweynayaa Aqristoow Lasoco Taasi Lakiin Lasoco Taladaada Hanoqto Mid
kusaabsan Arimaha Bulashada Yeysan Noqon Mid ah Siyasada Lakiin hadii ay
Tahay Taladaada Arimaha Jaceylka Waan soo Dhaweynaa Talana soo Weydiiso
Ciise Yare
Lasoco Aqristoow Qeybta 5Naad Haduu ilaahey Yiraahdo Maal maha soosocdaa
Aqristoow Qeybaha Kaloo Harsan Laso Qisadaani Waxeyna Idiin Bilaaban Doontaa
Weegaani Haduu ilaahey Yiraahdo Waxii Fariin ahna Waxaad iigugu Soo Hagaajin
Kartaa Ciwaanadeyda Ama Waxii Talo Iyo Tusaalo ah Waxaad iigu soo Hagaajin
Kartaa Hadii aad Qaladaada Aragtaana Ka Raali Ahaada Aqristayaasha Qiimaha
Iyo Qaayaha Lahoow .......
Qoraa Sare Arimaha Bulshada :
Ciise Maxamuud Khaliif Ciise Yare
Email ciisecalas@hotmail.com
ciise_200@yahoo.co.uk
Kenya Nairobi
Tell 254722610528
Xuquuqda Qisdaani Waxay ku Kedsan Tahay Qoraaga
Sheekdaani Asaga uunbaa Lagala soo Xiriiri Karaa Amar Laan lama Daabacan
Karo lama Copy Laguma Sameyn Karo Ilaa Ogulaansho Laga Helo Qoraagaga
Sheekdaani Maxamuud Khaliif Ciiseyare
13432093
© RSTV 2007. All Rights Reserved |
|