Tuesday May 20, 2008
Tahniyad
Arooska Cawaale Xuseen Cabdi iyo Ayaan Faarax Sheekh.
Tahniyadda Arooskan waxaa diraya dhamaan shaqaalaha RSTV iyo saaxiibbo
kale oo bah wadaag la ah waxaana ka mid ah dadkaasi:
1.Cabdullahi Cabdi Cabbaas
2.Sharif Xayi
2.Cabdi Khadar Suldaan Cali Saafi
3.Cabdi Yuusuf Cagalaab
3.Cabbaas Xaaji Cabdullahi
4.Maxamed Cali Mahdi
5.Cismaan Xusseen Cabdi
6.Maxamed Qamaan Yusuf
7.Dheeman Maxamuud Baandey
8.Aamina Axmed Shire
9.Maxamed Cabdi Madaxeey
10.Falis Cabdi Madaxeey
11.Istar Cabdi Madaxeey
Dhamaan dadkaasi iyo kuwa kale oo aannaan halkan ku soo koobi karinba
waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska iyo aroosadda
Cawaale Xusseen Cabdi iyoAyaan Faarax Sh Biixi oo meherkoodu ka dhacey
Magaalada Qahira ee dalka Masar.
waaxaan Ilaahay uga Baryeynaa inay noqdaan kuwii isku waara Ubad khayr
qabana kala hela AAAMMMIIINNNN____AAAMMMMIIINNNN
13432093
© RSTV 2008. All Rights Reserved |